Sababaha Janada Lagu Galo


 1 . Inaad ilaahay Dartii wax usamayso .

 2 . Inaad ilaahay Dartii wax ubixiso.

 3 . Akhlaaqda wanaagsan.

 4 . Dadka oo loo samo Falo.

 5 . Dhib oo wadada Laga Fogeeyo.

 6 . Ilaahay Dartii oo La isku jeclaado.

 7 . Xishoodka.

 8 . ilaahay oo in Badan La Xuso.

 9 . Dariska oo loo sama Falo.

 10 . Nimcooyinka ilahay ku siiyay oo luugu mahad naqo.

 11 . Salaada oo La badiyo.

 12 . Ilaaahay Dartii oo dhulka La isku dhigo.

 13 . Qaraabada oo La xiriiriyo

 15 . Labada waalid oo Baari loo noqdo.

 16 . Quraanka kariimka ah oo la aqriyo Lugana Camal Falo.

 17 . Wanaaga oo La isfaro, Xumaantana La iska reebo.

 18 . Xayawaanka oo loo naxariisto.

 19 . salaada gadaasheed oo ilaahay La xuso.

 20 . Nabiga oo La Adeeco Amarkiisana la qaato.

 21 . Sabirka.

 22 . Runta.

 23 . Shanta salaadood oo la Ilaaliyo.

 24 . Dadka Buka oo La booqdo.

 25 . Ducada in ilaahay La baryo.

 26 . Salaanta oo La faafiyo.

 27 . Quraanka oo La barto Dadkana La sii baro.

 28 . Nabiga oo Lagu saliyo 

 29 . In La isku kaalmaysto wanaaga iyo Alle Ka cabsiga.

 30 . Dadka oo Diinta ilaahay loogu  Yeero.

 31 . Ilaahay oo wax wanaagsan Laga malaysto.


@aqoonsideonline