Dhiirigeliye

Sideen Ku xifdin karaa Quran ugu yaraan hal bil?


Quraanka waa hadalkii Alle(sw) waana mucjizo.
Waxaana laga rabaa dadka muslimiinta inay bartaan kuna dhaqmaan.
Dadka muslimiinta marka hore waxay jecel yihiin inay caruurtooda udiraan dugsiga(Quran) inta ay yaryihiin. Qaar kamid caruurta way xifdiyaan quranka inta ay yaryihiin, qaar kalena wuu Ku cuslaadaa inay xifdiyaan quraanka. Hadaba hadaad kamid tahay kuwa Ku cuslaaday xifdinta quraanka waxaan kuu haayaan hab fudud oo aad kuxifdisid mudo yar. Haddii lagaa helo shuruudahaan:
Matahay qof salaadaha Ku dugta jamaaco.
Matahay qof fursad leh salaadaha kadib.
Matahay qof goaan leh.
Haddii jawaabtaadu tahay Haa.
 Samee waxa soo socda waad kuguulaysan doontaa (insha Allah)
Halkii juInshauxuu kakooban yahay 8 maqro. Waxaadna dukataa 5 salaadood:
1- Salaad subax kadib xifdi= 2 maqro (30 daqiiqo)
2-Duhur kadix xifdi = 2 maqro (30 daqiiqo)
3- Casir kadib xifdi= 2 maqro (30 daqiiqo)
4- maqrib kadib xifdi = 1 maqro (15 daqiiqo)
5- Cisho kadib xifdi = 1 maqro (15 daqiiqo)
Labo saac Ku xifdi hal juz. 60 saac Ku xifdi quraanka oo dhan ( Insha Allah)

Post a Comment

5 Comments