
Burburkii kadib aqoonyahanada soomaaliyeed waxay isku dabeen inay soo nooleeyaan waxbarashada dalka soomaaliya heerkeeda hoose iyo heerkeeda sare waxayna naftooda uhureen waxbarida jeelka cusub ayadoo lagu jiro xaalad adag.
Waxayna aasaaseen dugsiyo(hoose/dhexe/sare) iyo jaamacado lagu dhigayo kuliyadooyin farabadan.
Haseyeeshee dhawaanaha waxay dadka qaar waxay waxbarida kadhigteen ganacsi, waxayna aasaasanayaa jaamacadooyin farabadan taasoo tayo sidaa ubuuran aan laheen.
Waxaan halkan kusoo gudbinaynaa inta jaamacad kutaala magaalada moqdisho dhaxdeeda.
KABOSHO WACAN
1_Kownayn University (KU), Muqdisho
2_Al-Imra International University (AIU), Muqdisho
3_Alhillal University
4_African university(AU) Muqdisho
5_Baresan University, Muqdisho
6-Jaamacadda Banaadir, Muqdisho
7-Capital University of Somalia, Muqdisho
8-Somali Scholars University (SSU)
9-City University of Mogadishu, Muqdisho
10-Daha International University, Muqdisho
11-Darul Hikmah University (DHU), Muqdisho
12-Frontier University (FU), Muqdisho
13-Horizon International University, Muqdisho
14-Green Hope University (G H U), Muqdisho
15-Himilo University (HU)
16-Hiraan University (UH)
17-Horn of africa university (HAU), Muqdisho
18-Horseed International University (HIU)
19-Indian Ocean University (IOU), Muqdisho
20-Institute of Management & Administration (ISMA), Muqdisho
21-Islamic University (IU), Muqdisho
22-Jamhuriya University of Science and Technology (JUST), Muqdisho
23-Jobkey University (J U), Muqdisho
24-Juba University of Science and Technology, Muqdisho
25-University college of Technology (UCT), Muqdisho
26-Lower Shabelle University (LSU)
27-Merka University (MU),
28-African university(AU) Muqdisho
29-Modern University for Science & Technology, Muqdisho
30-Jaamacadda Muqdisho, Mogadishu
31-Mustaqbal International University, Muqdisho[1]
32-Mustaqbal University (MU), Muqdisho[2]
33-Plasma University.
34-Jaziira university.
35-SABO UNIVERSITY (SU) Muqdisho
36-Salaam University (SU), Muqdisho
37-Jaamacadda SIMAD (SIMAD), Muqdisho
38-SMTC University, Muqdisho[3]
39-Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Muqdisho
40-Somali International University,
41-Hormuud university,muqdisho
42-University of Somalia (UNISO), Muqdisho
43-University of Somaville, Muqdisho
44-University of Darulsalam, Muqdisho
45-horyaal university,muqdisho
46-Yarmouk university, muqdisho
47-pan Africa university.
48-middle east university, muqdisho
49-sombridge university, muqdisho
50-barakaat university, muqdisho
51-east Africa university, muqdisho
52-Syl university, mogdisho
53-al-macrifa university, muqdisho
54-zamzam university, muqdisho
55-al-abrar university, muqdisho
56-imamu-shafici university, muqdisho
!! Wali lama arkin in hal magaalo ay kutaalo kudhawaad 50 jaamacadood!!!!!!
Suaasha mudan in la isweydiiyo waxay tahay:"Siday utira badan yihiin ma u taya badan yihiin"
Fikirkaaga noogu soo dir commenting ahaan
2 Comments
Waxaa dhiman jaamacado badan oo aad katagtey sida
ReplyDeleteZamzam university
Al xayaat unersity
Yarmouk university
Iyo kuwo kale oo badan
Maya sidaas uma taya badna
ReplyDelete