1. JAAMACADA MUQDISHO
Jaamacada Muqdishu waxaa la’aasaasay September 22, 1997.
Xarunteeda ugu weyn waxay ku taalaa magaalada muqdishu gaar ahaan Degmada Yaaqshiid.
Sidoo kale magaalada gudaheeda waxay ku leedahay 5 xaruumood oo kala duwan.
Waxay kaloo ay xarun ku leedahay Magaalada Boosaaso.
Waxay bixisaa 11 Kuliyadood, waxayna kala yihiin
• Faculty of Sharia and Law
• Faculty of Education and Humanities
• Faculty of Economics & Management Sciences
• Faculty of Health Sciences
• Faculty of Computer Science & Information Technology
• Faculty of Political Sciences & Public Administration
• Faculty of Engineering
• Faculty of Medicine
• Faculty of Agriculture
• Faculty of Veterinary
• Faculty of Dentistry
Sidoo kale jaamacada muqdisho waxay bixisaa Master Program PhD program. ayadoo la kaashaneysa jaamacadaha kala ah
1) Omudarman Islamic university oo sudaan ku taala
2) Asian e-university
Jaamacada Muqdishu waxaa ka qalin jebisay in ka badan 10k oo arday.
Dadka caanka ah ee ka qalin jebiyey Jaamacada waxaa kamid ah
1. Cali maxamed gedi 2. c/casiis lafta gareen
2. JAAMACADA CUMUUD
Jaamacada CAMUUD waxaa la’aasaasay 1998.
Xarunteeda ugu weyn waxay ku taalaa magaalada Boorama, gobalka Awdal.
Waxay bixisaa 13 Kuliyadood, waxayna kala yihiin
1. Faculty of Sharia and Law
2. Faculty of Agriculture and Environment
3. Faculty of Engineering
4. Faculty of Computing and ICT
5. Faculty of Education
6. Faculty of Business and Public Administration
7. Faculty of Economics and Political Science
8. School of Medicine
9. School of Pharmacy
10. School of Dentistry
11. School of Nursing and Midwifery
12. School of Public Health and Nutrition
13. School of Medical Laboratory Technology
Sidoo kale jaamacada Camuud waxay bixisaa Master Program iyo PhD program.
Jaamacada Camuud waxaa ka qalin jebisay in ka badan 13k oo arday.
Dadka caanka ah ee ka qalin jebiyey Jaamacada waxaa kamid ah
1. Axmed Xasan Cowke
3. JAAMACADA HARGEYSA
Jaamacada Hargeysa waxaa la’aasaasay September 27, 2000.
Xarunteeda ugu weyn waxay ku taalaa magaalada Hargeysa, gaar ahaan wadada Pepsi.
Waxay bixisaa 10 Kuliyadood, waxayna kala yihiin
1. College of Agri & Veterinary Medicine
2. College of Applied & Natural Science
3. College of Business & Public Administration
4. College of Education
5. College of Engineering
6. College of Computing & IT
7. College of Law
8. College of Medicine & Health Science
9. College of Social Science & Humanities
10. College of Islamic Studies & Arabic Language
Sidoo kale jaamacada Hargeysa waxay bixisaa Master Program iyo PhD program.
Dadka caanka ah ee ka qalin jebiyey Jaamacada waxaa kamid ah
• Musa Bihi Abdi
• Abdirahman Aw Ali Farrah
4. JAAMACADA SIMAD
Jaamacada Simad waxaa la’aasaasay Novermber 6, 1999. Waxaana aasaasay Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo hada tala haaya
Xarunteeda ugu weyn waxay ku taalaa magaalada Muqdisho, gaar ahaan Jidka Warshadaha.
Waxay bixisaa 9 Kuliyadood, waxayna kala yihiin
1. Faculty of Management Sciences
2. Faculty of Computing
3. Faculty of Social Sciences
4. Faculty of Economics
5. Faculty of Law
6. Faculty of Education
7. Faculty of Engineering
8. Faculty of Accountancy
9. Faculty of Medicine & Health Sciences
Sidoo kale jaamacada Simad waxay bixisaa Master Program iyo PhD program.
Dadka caanka ah ee soo maamuley Jaamacada waxaa kamid ah
• Hasan Sh. Maxamud
• Farah sh. Cabdiqadir
• Abdirahman Husen Guled
5. Indian Ocean University
Jaamacada Badweynta Hindiya waxaa la’aasaasay may 3, 1993.
Xarunteeda ugu weyn waxay ku taalaa magaalada Muqdisho, gaar ahaan wadada garoonka diyaaradaha.
Waxay bixisaa 7 Kuliyadood, waxayna kala yihiin
1. Faculty of Agriculture and Environment
2. Faculty of Computing
3. Faculty of Health Sciences
4. Faculty of linguistics
5. Faculty of management
6. Faculty of public affairs
7. Faculty of Social Science
6. Plasma University
Jaamacada Plasma waxaa la’aasaasay may 15, 2005.
Xarunteeda ugu weyn waxay ku taalaa magaalada Muqdisho, gaar ahaan Saybiyaano.
Baladweyne, marka, galgaduud, jowhar
Waxay bixisaa 3 Kuliyadood, waxayna kala yihiin
1. Faculty of Health Sciences
2. Faculty of Computer Science & ICT
3. Faculty of economics & Social Science
7. Putland State University
Jaamacada Putland State waxaa la’aasaasay 2004.
Xarunteeda ugu weyn waxay ku taalaa magaalada Garoowe,
Galkacayo, Boosaaso
Waxay bixisaa 5 Kuliyadood, waxayna kala yihiin
• Faculty of Business and Economics
• Faculty of Social Science
• Faculty of Computer Science
• Faculty of Health Sciences
• Faculty of Shari'a and Law
Waxaa dhigta in kabadan 1000 arday
8. Benadir University
Jaamacada Benadir waxaa la’aasaasay 2002.
Xarunteeda ugu weyn waxay ku taalaa magaalada Muqdisho, gaar ahaan Saybiyaano.
Waxay bixisaa 13 Kuliyadood, waxayna kala yihiin
1. Faculty of Medicine and Surgery
2. Faculty of Education
3. Faculty of Computer Scicence & IT
4. Faculty of Engineering & Technology
5. Faculty of Sharea and Law
6. Faculty of Agriculture
7. Faculty of Veterinary
8. Faculty of Health Science
9. Faculty of Economic & Management
10. Faculty of Geoscience and Environment
11. Faculty of Dentistry
12. Faculty of Social Science
13. Faculty of Marine Science
Sidoo kale jaamacada Benadir waxay bixisaa Master Program & PhD program.
Jaamacada Benadir waxaa ka qalin jebisay in ka badan 13k oo arday.
9. JAAMACADA SOOMAALIYA
Jaamacada Soomaaliya waxaa la’aasaasay 2005.
Xarunteeda ugu weyn waxay ku taalaa magaalada Muqdisho, gaar ahaan Agagaarka KM4.
Waxay bixisaa 6 Kuliyadood, waxayna kala yihiin
1. College of Health Science
2. College of Business administration
3. College of Engineering and Computer
4. College of Education and Social Science
5. College of Sharea and Law
6. College of agroveterinary science
Sidoo kale jaamacada Benadir waxay bixisaa Master Program & PhD program.
Jaamacada Benadir waxaa ka qalin jebisay in ka badan 20k oo arday.
10. JAAMACADA HORMUUD
Jaamacada Hormuud waxaa la’aasaasay 2010.
Xarunteeda ugu weyn waxay ku taalaa magaalada Muqdisho, gaar ahaan Degmada Wadajir.
Waxay bixisaa 7 Kuliyadood, waxayna kala yihiin
1. Faculty of Engineering
2. Faculty of Computer Science & IT
3. Faculty of Economic & Management
4. Faculty of Arts & Social Sciences
5. Faculty of Geoscience and Environment
6. Faculty of Sharea and Leadership
7. Faculty of Agriculture
Sidoo kale jaamacada Hormuud waxay bixisaa Master Program
0 Comments