Allaha unaxariisto waa geeriyooday Mu'allifkii kitaabka qiimaha badan ee (ØØµÙ† المسلم )Xisnul Muslim, Sheekh Dr Saciid Bin Cali Bin Wahfi Al-qaxdhaani.
sheekha muddo sanado ah ayuu ladaalaa dhacayay cudurka kansarka isagoo 67 jir ah ayuu xalay ku dhintay magaalada Riyaadh ee sacuudiga.
sida aan urajeynayno wuxuu helay ajar badan sababtoo ah kitaabka uu allifay aad buu ufaafay qof walba oo muslim ah jeebka ayuu ku wataa.
1 Comments
Alle ha u naxriisto
ReplyDelete